Saraakiil katirsan Al Shabaab oo Howlgal lagu dilay (Akhriso Magacyada)

Howlgal ciidanka Milatariga Soomaaliya ka sameeyeen duleedka Degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa la sheegay in lagu dilay saraakiil katirsan dagaalyahanada Al Shabaab. Saraakiil katirsan Ciidanka Milatariga Soomaaliya oo la hadlay Idaacada Codka Ciidamada Qalabka sida ayaa sheegay in howlgalka ay sameeyeen ciidanka Milatariga ku dileen saraakiil katirsan Al Shabaab. Waxa ay sheegeen Saraakiisha … Continue reading Saraakiil katirsan Al Shabaab oo Howlgal lagu dilay (Akhriso Magacyada)